GARO CADOWGAAGA

DUULAANKA MASKAXDA

Prijs € 34,59

Levertijd: 5-8 werkdagen

Actie: Geen verzendkosten!

Asmo Khalid

Hardback | Juni 2024 |

Beoordeel dit boek als eerste!

Beschrijving

Buuga Duulaanka Maskaxda, waa buug musalsal ah oo isku xeran. Waa sidii silsilada oo kale. Midba midka kale ayuu kuu sii dhiibayaa. Buugaan aan ku magacaabay GARO CADOWGAAGA. Waxaan si qoto dheer u dul istaagi doonnaa inaan barano cadowgeena. Waa kuma cadowgeena? Ma cadow baan laheyn? Cadow inaga fog miyaa? Mise waa mid ina dhex jooga? Su’aalahaas iyo kuwo ka badan jawaabahooda ayaad buugaan ku ogaan doontaa. Buuga GARO CADOWGAAGA. Waxaad ku ogaan doontaa reer galbeedka cida ay yihiin. Qaabkii ay ku heleen maamulka dunida. Wadadii ay dadka soo marsiiyeen. Sidii ay awoodaan ku heleen, iyo wadankeena waxay maanta ku sameynayaan. Sababta ay cadaankaan qaxooti u qaataan. Sababta ku kaliftay inay umad kale dalalkooda burburiyaan, ka dibna ay mucaawino u geeyaan. Dadkoodane ay dalalkooda kusoo dhaweeyaan, iyagoo qorshe ka weyn damacsan. Sirta iyo dhagarta arinkaas ku duugan ayaad ogaan doontaa. Somalida dalalkooda tagay maxay kala kulmeen dadkaas? Cusbada iyo sokorta waa isku midab, markii kor laga arkaayo. La wareeg xornimadaada. Inta aysan dunida la wareegin. Si aan xaaladeena u fahamno. Waa inaa marka hore tooda baranaa. Taariikhda waa mid soo noqnoqoto.

Volledige beschrijving

Specificaties

Auteur
Asmo Khalid
Uitgever
Mijnbestseller.nl
ISBN
9789403748269
Bindwijze
Hardback
Publicatiedatum
Juni 2024
Categorie
Algemeen
Taal
Engelstalig
Aantal Pagina's
347

Schrijf een recensie

Velden met een * zijn verplicht

Specificaties

Auteur
Asmo Khalid
Uitgever
Mijnbestseller.nl
ISBN
9789403748269
Bindwijze
Hardback
Publicatiedatum
Juni 2024
Categorie
Algemeen
Taal
Engelstalig
Aantal Pagina's
347

Actuele bestsellers!

  • 22,99
  • 22,99
  • 21,99
  • 23,99
  • 24,99
  • 15,00
  • 24,99
  • 28,99
  • 24,99
  • 22,99